Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg ballaqan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)
Macnaha:
Wax wada furan noqosho (albaab, dariishad iwm).
Wax wada furan ahaansho (albaab, dariishad iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur