wahQaabnax: Erey Dareen | ExclamationMacnaha:Erey dareen oo yaabka tilmaama.1. W. dheh: ballaqmid. 2. W. ka sii: wax ballaqid (albaab).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ballaqmidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ballaqan¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
siiQaabnax: qr.fkMacnaha:1. (nax) Qurub tilmaamaya in falku uu ka fogaanayo hadlaha ama yeelaha. Tus. “Sii durug!. Guriga sii gal!” 2. Qurub tilmaamaya kordhin. Tus. “Arrintu way sii xumaatay”. 3. Qurub tilmaamaya sii socosho fal. Tus. “Hadalka sii wada!”.1. Qof wax milki uga dhigid. 2. Qof wax u dhiibid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0