ballee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Ilmo markaa dhashay booqashadiisa ugu horrayn (dhaqankuna wuxuu qabaa in ilmahaas dabeecaddiisu ay u ekaato midda qofkaas hore). ld billee.

billee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. ld ballee.