balliqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ballaq². ld ballaq¹, ballaqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ballaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld balliqid.1. Albaab, dariishad iwm wada furid. 2. Arrin wax ka qabashadeeda cid u dhigid. Tus. “Maxamed arrinti wuxuu u ballaqay maxkamadda”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
ballaqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:ld balliqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00