ballaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld balliqid.1. Albaab, dariishad iwm wada furid. 2. Arrin wax ka qabashadeeda cid u dhigid. Tus. “Maxamed arrinti wuxuu u ballaqay maxkamadda”.