balow
Qaabnax: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone
Macnaha:
- B. dheh: baw dheh.
- 1. Cod dheer oo lo'da, geela, dadka iwm sameeyaan marka ay la kulmaan dareen ay dhibsanayaan. 2. ld balwid.
- Geed mirood biyo ka batay awgeed aad u weynaaday oo aan miro dhalin.
- Cabsi ama xanuun dartiis la qaylin.

