balwid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg balow³. ld balow¹ (2).

balow

Qaabnax: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone

Macnaha:

  1. B. dheh: baw dheh.
  2. 1. Cod dheer oo lo'da, geela, dadka iwm sameeyaan marka ay la kulmaan dareen ay dhibsanayaan. 2. ld balwid.
  3. Geed mirood biyo ka batay awgeed aad u weynaaday oo aan miro dhalin.
  4. Cabsi ama xanuun dartiis la qaylin.