bambax
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Isugu imaanshaha ay dad badan oo ujeeddo gaar ah lihi isugu yimaadaan meel fagaare ah. 2. ld bambixid. ld bannaambax¹.
- Fagaaro isugu imaansho si ujeeddo loo fuliyo (dad badan). ld bannaambax².

