Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural
Macnaha:
eeg buntuq. ld banaatiiq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (banaadiiq/banatiiq/-qyo, m.dh)
Macnaha:
Hub fudud, leh dhuun xabbaduhu maraan oo ilaa ilqabato wax ka dila. ld bunduq, dumbuq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur