buntuqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (banaadiiq/banatiiq/-qyo, m.dh)Macnaha:Hub fudud, leh dhuun xabbaduhu maraan oo ilaa ilqabato wax ka dila. ld bunduq, dumbuq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bunduqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld buntuq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dumbuqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld buntuq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0