bandiiroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld bandiirad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bandiiradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Cad maro ah oo midabyo iyo qiyaas loo yaqaan leh oo astaan u ah qarannimada ummadeed; calan. ld bandiiro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0