bankarroor

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. 1. B. ah: qof fulannimo dheeraad ah ku sifoobay. 2. B. ah: cabsi badan oo cidi dareento.
  2. Cabsi badan dareemid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur