banmar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cudur caaliriya candho neef markaa dhalay oo ka yimaadda nadaafaddarro. 2. ld banmarid.
  2. Candho neef markaa dhalay nadaafaddarro awgeed caalirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

banmarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg banmar². ld banmar¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur