banmaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg banmar². ld banmar¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
banmarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cudur caaliriya candho neef markaa dhalay oo ka yimaadda nadaafaddarro. 2. ld banmarid.Candho neef markaa dhalay nadaafaddarro awgeed caalirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0