bannaanow
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-naaday, -naatay)
Macnaha:
- 1. Meel aan geedo iyo dhis midna lahayn; dhul siman oo aan geedo iyo buuro iyo boholo midna lahayn; ban. 2. Wax xalaal ah noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

