baqalyoQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:ld baqalye.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baqalyeQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Jaad ka mid ah haadda hilibcunka ah oo galleyrka u eg, lehna midab ciira ah lugahana u cas. ld baqalyo, baqaye.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0