naylaqaad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Shimbir ay gallayrka isku bah yihiin kana yara weyn oo waxaraha yar-yar cuna; baqalyo. 2. N. ah: dayax afar iyo tobnaad ah oo aad u iftiin badan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

