baqo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baqasho.
  2. Ka b.: baqdin awgeed meel lagu sugnaa ka tegid; wax ka cabsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baqasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baqo². ld baqe, baqo¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur