baqoolid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baqool². ld baqool¹, baqoole, boqool¹, boqoole, boqoolid.

baqool

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Safar duhurkii la socdo; dhalandhool. ld baqoolid.
  2. Duhur, socod gelid. ld boqool².

baqoole

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Socodka duhurkii la socdo. ld baqoolid.

boqool

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baqoolid.
  2. ld baqool².

boqoole

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Socod la socdo waqtiga qorraxdu aad u kulushahay. ld baqoolid.

boqoolid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld baqoolid.