dhalandhoolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Socodka la socdo waqtiga qorraxdu kulushahay; baqool. ld dhalandhoolid.Qorrax kulul ku socosho; baqoolid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baqoolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Safar duhurkii la socdo; dhalandhool. ld baqoolid.Duhur, socod gelid. ld boqool².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
baqoolidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg baqool². ld baqool¹, baqoole, boqool¹, boqoole, boqoolid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhalandhoolidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhalandhool². ld dhalandhool¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0