baqtiggowrac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Colaad aad u xumaata oo inta xeerka wanaagsan oo dagaalka laga gudbo, dadka nool daaye, kuwa dhinta la foolxumeeyo (gowrac, addimo ka goyn iwm); baqtiwareen. ld bakhtiggowrac¹.
  2. Baqtigowrac ku kicid. ld bakhtiggowrac².

baqtiwareen

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baqtiwareeid.
  2. Baqtigowracid. ld bakhtiwareen².

bakhtiggowrac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baqtiggowrac¹.
  2. ld baqtiggowrac².