baqtiggowracid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baqtiggowrac².

baqtiggowrac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Colaad aad u xumaata oo inta xeerka wanaagsan oo dagaalka laga gudbo, dadka nool daaye, kuwa dhinta la foolxumeeyo (gowrac, addimo ka goyn iwm); baqtiwareen. ld bakhtiggowrac¹.
  2. Baqtigowrac ku kicid. ld bakhtiggowrac².