baqtiqufQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:B. ah: qof aan ka xishoon in uu sheego waxyaabaha xun. ld bakhtiquf¹.Qof waxyaabo xun oo laga xishoodo sheegid. ld bakhtiquf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bakhtiqufQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld baqtiquf¹.ld baqtiquf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0