baqtiqufid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baqtiquf². ld bakhtiqufid.

baqtiquf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. B. ah: qof aan ka xishoon in uu sheego waxyaabaha xun. ld bakhtiquf¹.
  2. Qof waxyaabo xun oo laga xishoodo sheegid. ld bakhtiquf².

bakhtiqufid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld baqtiqufid.