baraako

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Guri ka sameysan alwaax dushana jiingad kaga dedan tahay. ld baraakad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baraakad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld baraako.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur