daashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-shash, m.l)Macnaha:Dhismo kor ka dadan, hareeraha ka furan oo carshaanta, baraakoyinka, mundullada iwm hortooda lagu dhiso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0