baraaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg baraar4.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baraarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Naylo waaweyn oo aan dhibaato mudanayn haddii naaska hooyada ay waayaan. 2. Meesha markabka loogu xiro borosinka.Neef lo'ah oo leh geeso labada dhinac u kala rogan; sheexo.Barwaaqo, caafimaad iyo nabadgelyo ku noolaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0