baraar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro, m.dh)
Macnaha:
- 1. Naylo waaweyn oo aan dhibaato mudanayn haddii naaska hooyada ay waayaan. 2. Meesha markabka loogu xiro borosinka.
- Neef lo'ah oo leh geeso labada dhinac u kala rogan; sheexo.
- Barwaaqo, caafimaad iyo nabadgelyo ku noolaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

