barabbax
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (fiis.) 1. (dareere) Xaddiga dareeraha ah ee barabaxay marka walax idilikeed ama qaarkeed la dhexgaliyo dareere. 2. (Socod) Isbedelka meeleed. Fogaanta walaxi ka dhaqaaqday meeshii ay taagnayd. Marka xoog dhaqaajinaya uu falayo.
- ld barabbixid.
- Barada lagu koray ka bixid; barakac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

