barabbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(fiis.) 1. (dareere) Xaddiga dareeraha ah ee barabaxay marka walax idilikeed ama qaarkeed la dhexgaliyo dareere. 2. (Socod) Isbedelka meeleed. Fogaanta walaxi ka dhaqaaqday meeshii ay taagnayd. Marka xoog dhaqaajinaya uu falayo.ld barabbixid.Barada lagu koray ka bixid; barakac.