bararis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ciir in caano dhay ah lagu daray.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur