qaloonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Maseggo, galley, digir iwm oo la dubay. 2. Meesha qalloocan oo salka hunguriga nafleyda. 3. Jirro ku dhacda qoorta oo bararisa.