bararsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax barar leh ahaansho (meel jirka ka mid ah).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur