barbaariQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:1. Barbaar ka dhigid. 2. Jir, garaad, anshax iwm ee ubad, dhisid; korin; tababbarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
korinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kori. ld koris.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
tababbaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg tababbar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0