tababbarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tababbar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tababbar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tabo aqooneed oo gaar ah oo cid la baro; layli; carbis.
  2. Qof ama nafley tababar siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur