barbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin. 2. Wax looga baxo dhibaatada xilli kulul sida baad, raashin, biyo. 3. ld barbixid.1. Ku b.: xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin meel ku sugnaan. 2. Ka b.: dhibaato xilli kulul ka samatabixid (nafley).