kabo
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3
Isrogrogga: (-btay, -batay)
Macnaha:
- 1. (f.g) Wax jabay kabniin ku samaysasho. 2. (f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

