barkadleyQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld kabarray.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
kabarrayQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Nooc shinbiraha ka mid ah oo aan duulimaad badneyn, abuurka beertana la baxda. Midab bey ah leh oo hilibkeeda la cuno. ld barakadley.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00