kabarray
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Nooc shinbiraha ka mid ah oo aan duulimaad badneyn, abuurka beertana la baxda. Midab bey ah leh oo hilibkeeda la cuno. ld barakadley.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

