barlamaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld barlammaan.

barlammaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Urur dawladaha dimoqraadiga ahi leeyihiin xubnahiisana dadka ay soo doortaan, oo goo'aannada iyo sharciyada ansixiya. 2. Xarunta ay xubanaha baarlammaanka ku kulmaan. ld baarlamaan, baarlammaan, barlamaan.