naa'ib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Mudane ka tirsan barlamaanka. 2. Wakiilka qof madax ahi leeyahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur