barmaguur

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ro ..., m.l)

Macnaha:

  1. (fiis.) Baro ku muujisan heerkul cabbiraha oo sugan, laguna tilmaansado astaamo walax leedahay oo la yaqaanno. Labada baro maguur ee muhiimka ah waa barta barafka (0 °C) iyo barta uumiga (100 ° C).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur