jeedshe
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (xis.) Xarriiq toosan oo la xiriirta toobineed. Fogaanta xarriiqdani ay u jirto bar kasta oo ku taalla toobineed oo loo qaybiyey fogaanta ay barmaguuraan ah u jirto bar taasi waa saami madoorsoome ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

