barni

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah jaadadka timirta, midab bunni ah leh oo faradda u eg kase waaweyn.