baroorashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg barooro. ld baroorad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
barooroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Quwaaxa masaggada marka uu curdanka yahay ee aan la cuni karin. 2. Meseggo aan sabuulkeedii ku bislaan.Haweeney dhibaato ay la kulantay awgeed, qaylo dheer oo cataw iyo ilmo leh samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
barooradQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld baroorasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00