barooro
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Quwaaxa masaggada marka uu curdanka yahay ee aan la cuni karin. 2. Meseggo aan sabuulkeedii ku bislaan.
- Haweeney dhibaato ay la kulantay awgeed, qaylo dheer oo cataw iyo ilmo leh samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

