baroordiiqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg baroordiiq². ld baroordiiq¹ (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baroordiiqQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:1. Hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis oo loo jeediyo qof dhibaato culus gaartay; tacsi. 2. ld baroordiiqid.U b.: hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis ah qof dhibaato culus gaartay u jeedin; tacsi ugu tegid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0