baroordiiq
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Macnaha:
- 1. Hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis oo loo jeediyo qof dhibaato culus gaartay; tacsi. 2. ld baroordiiqid.
- U b.: hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis ah qof dhibaato culus gaartay u jeedin; tacsi ugu tegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

