barqammaal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. ld barqammaalid. Maalidda xoolaha baraqdii la maalo. 2. Waqti barqo ah oo xoolaha la maalo. 3. B. ah: caano waqtigaa barqada ah la lisay.
- Waqti barqo ah, xoolo lisid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

