barqammaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg barqammaal². ld barqammaal¹ (1).

barqammaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld barqammaalid. Maalidda xoolaha baraqdii la maalo. 2. Waqti barqo ah oo xoolaha la maalo. 3. B. ah: caano waqtigaa barqada ah la lisay.
  2. Waqti barqo ah, xoolo lisid.